Kadib markii ay cadaatay in uu ku lug leeyahay khaamaro lagu dhigtay in uu kaadhadh huruud ah qaadanayo kulamo cayiman oo lagu dhigtay lacag u dhaxeysa £7 ilaa 400 oo lagu faaiday lacag gaadhaysa £ 100000.
Qiyaastii 60 qof ayaa ku shartamay lacag dhan nus Milyan doollar,haddii Lucas Paquetá kaarka jaalaha ah ku qaatay tartamada Premier League.
Dhammaan dadka sharadka dhigtay waxa ay ka soo jeedaan gobolka Paquita ee dalka Brazil.
Haddii lagu helo dambigaan Lucas Paquetá waxaa ciyaaraha laga mamnuuci doonaa inta ka dhiman nolashiisa.