Wararka

View All

Maxa ka jira in muddo kororsi kale loo sameynayo madaxda dowlad goboleedyada.

Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka ayaa shalay ka furmay magaalada Muqdisho, waxaana ajendihiisa laga helayaa xogo hordhac ah oo ku saabsan qodobada miiska saaran ee la filayo in madaxda dowladda federaalka iyo kuwa dowlad goboleedyada ay…

MADAXWEYNAHA MAAMULKA PUNTLAND OO KU WAJAHAN BOOSAASO.

Madaxweynaha maamul goboleedka Puntland, Saciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta ku wajahan gudaha magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari, halkaas oo laga dareemayo qaban qaabada soo dhaweyntiisa. Saciid Deni ayaa magaalada Boosaaso…

Maamulka Jubbaland oo billaabay xal u raadinta maleeshiyaad dagaalamay.

Guddoomiyaha dagmada Beled-Xaawo ee Gobolka Gedo Cabdicasiis Xareed Cabdullaahi oo ay Wehlinayeen  Xubno ka mid ah maamulka Dagmada ayaa kulamo xal raadin ah ka billaabay degaano hoostaga degmadaas, halkaas oo ay ku dagaalameen laba maleeshiyo…

Taliyaha Cusub ee Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, Janaraal Asad Cusmaan Cabdullaahi, ayaa kulan muhiim ah la yeeshay Danjiraha Dowladda Talyaaniga ee Soomaaliya Mudane Amb. Mario Daccò Coppi.

Kulanka ayaa diiradda lagu saaray sidii loo xoojin lahaa iskaashiga amni ee labada dal, iyada oo ay qeyb ka tahay ladagaallanka argagixisada, kordhinta tababarada iyo taageerada Dowladda Talyaaniga ay siiso Ciidamada Booliska Soomaaliyeed. Sidoo kale,…

Wararka maxaliga ah

View All

Bannaanbax lagu taageerayo weerarkii Iran ee Israel oo ka dhacay Tehran.

Isu soo bax ballaaran ayaa saqdii dhexe ee xalay ka dhacay waddooyinka Magaalada Tehran, ka dib markii Iran ay gantaaladii ugu badnaa ku weerartay Israel. Dowladda Iran ayaa xalay fiidkii ku dhawaad laba boqol oo gantaal ku weerartay gudaha Israel, ka dib muddo ay ka…

Quwadaha reer galbeedka oo is garab taagay Israel.

Madaxweynaha Faransiiska, Emmanuel Macron ayaa cambaareeyay weerarka walaaca abuuray ee ay Iran xalay ku qaadday Israel. Madaxweynaha ayaa sheegay in Ciidamada Faransiiska ee gobolka ku sugan ay isku dayeen inay ka hortaggaan gantaalada ballaastikada Iran ee lagu weeraray gudaha Israel. Madaxweynaha ayaa warsaxaafadeed uu soo…

Biden iyo Harris oo tagay deegaannadi ay garaacday duufaanta Helene.

Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden iyo madaxweyne ku xigeenkiisa Kamala Harris ayaa arbacadii shalay tagay deegaannada koonfur bari ee Maraykanka, si ay u soo indha indheeyaan burburka ay ka tagtay duufaanta Helene. Biden ayaa cagta soo mariyay gobollada North Carolina iyo South Carolina, halka Harris ay…

Wararki ugu danbeeyay ee dagaalka Bariga Dhaxe.

Israa’iil ayaa aroornimadi hore ee Khamiista maanta ah duqeysay batamaha magaalada Beyrut ee caasimadda Lubnaan, duqeymahaas oo la xaqiijiyay in lagu dilay ugu yaraan lix qof. Duqeynta ayaa timid saacado kaddib marki ay ciidamada Isra’il ee galay Koofurta Lubnan ay la kulmeen khasaarihi ugu cuslaa…

WAA MAXAY BIYAHA SAMSAMKA, MAXAYSE MUHIIM U YIHIIN.

Ceelka Zamzam ayaa ku dhex yaalla Masjidka Xaramka ee Makah, Sacuudi Carabiya. Waa masjidka ugu weyn ee dunida ku yaalla waxaana ku hareereysan meesha ugu barakeysan Islaamka, Kacbada. Biyaha ka yimaada ceelka ayay malaayiin Muslimiin ah oo dunida ku sugan u arkaan inay barakeysan yihiin…

FADLIGA 10 MAALIN EE BISHA CARAFO AYNU KU GUDA JIRNO.

1) Maalinta Carafo diinta ayaa la dhammaystiray, waxaana maalintaas soo degay hadalkii Alle S.W. ee arrintaa caddaynayay: "Maantaan idiin kaamilay (Dhammaystiray) Diintiinna waxaana ku Taam-yeelay Korkiinna galladdayda (Nicmadayda), waxaana idiinka Raalli noqday Islaamka Diin ahaan". [Suuratul-Maa'idah 3] 2) Maalinka Carafo Allaah ayaa ku dhaartay, Allaha…

Diini

Qeybta ugu horeysa Xujeyda Soomaalida ee sanadkan ayaa gaaray magaalada Madiina Al Munawara.

Wasaaradda waxbarashada ee dowlad gobolleedka Jubbaland waxay ka dheereyneysaa  dowlad gobolleedyada kale  ee dalka ka jira. Mashaariicda lagu xasuusto wasaaradda waxbarashada ee maamulkaas ayaa kamid ah dhismaha sideed goobood oo waxbarasho kuwaas oo wasaaradu ay ka hergalisay duleedka waqooyi ee magaalada kismaayo. Goobahan waxbarasho ayaa…

Waxbarashada